Toban Xiddig oo Magac leh oo Lacag Yar lagu Heli Karo Suuqa January

0
545

Kooxaha reer yurub ayaa isha ku haya in ay xoojiyaan kooxohooda suuqa January iyada oo maalmo kadib uu suuqa kaal iibsigu si Rasmi ah u furmi doono.

Suuqa January waxa jiri dona xiddigo badan oo magac leh kuwaas oo gali doona 6-dii bilood ee ugu dambeeyay heshiisyada ay kula jiraan kooxohooda waliba lagu heli karo lacag aad u jaban.

Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha waaweyn ee lacagu heli karo lacagta jaban marka uu furmo suuqa Janaury.

Aaron Ramsey:

Xiddiga reer Wales ayaa lala xidhiidhinayaa ku laabashada premier League waxana xiddiga lacgau heli karaa lacag aad u yar marka la eego in ayna kooxda Juventus donayn in ay sii haysato xiddiga khadka dhexe.

Antonio Rudiger:

Xiddiga reer Germany ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa ka tagista kooxda Chelsea iyada oo uu galayo bilihii ugu dambeeyay heshiiskiisa kooxda chelsea waliba uu diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda.

Rudiger ayaa si weyn loola xidhiidhinyaa kooxda Real Madrid kuwaas oo diyaar ula ah mushaharka ay chelsea diidantahay in ay siiso xiddiga.

Paulo Dybala:

Xiddiga Dybala ayaa Juventus ku soo biiray xagaagii 2015 waxana uu ka mid noqday xiddigaha ugu muhiimsan kooxda laakiin xiddiga ayaa xagaaga dambe qaab bilaa lacag ah uga tagi kara.

Xiddiga 28 jirka ah ayaan wali heshiis cusub u saxiixin kooxda Juventus waxana uu galayaa bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda.

Kieran Trippier

Christian Eriksen

Dean Henderson

Boubacar Kamara

Ricardo Pepi

James Tarkowski

Leave a Reply