Xiddigaha ugu Qaalisan ee Reer Spain oo Liiskooda lasoo Saaray

0
524

Xiddiga Ferran Torres ayaa noqon doona ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee reer Spain ah marka uu si Rasmi ah ugu wareego kooxda Barcelona.

Torres ayaa qarka u saaran in uu noqdo xiddig Barcelona ah kadib markii uu ku baasay tijaabada caafimaadka kooxda Barcelona.

Barcelona ayaa Torres kula saxeexan doonta lacag dhan 55 milyan oo euro lacagtaas oo ah lacagtii ugu badnayd ee laga bixiyo xiddig reer Spain ah.

Xiddiga ugu qaalisan ee reer Spain ayaa ah xiddigii hore ee kooxda Barcelona David Villa kaas oo ay Barcelona sanadkii 2010 kula wareegtay lacag dhan 40 milyan oo euro.

1st. Torres from Man City, 2021- €55m.

2nd. David Villa from Valencia, 2010 – €40m.

3rd. Cesc Fabregas from Arsenal, 2011 – €34m.

4th. Paco Alcacer from Valencia, 2016 – €30m.

5th. Gerard Lopez from Valencia, 2000 – €21.6m

Leave a Reply