Xikmadaha Maanta!

0
1068
  • Qofka caqliga badani aad ayuu aamus badan yahay.
  • Nasashada hal maalin toddobaadkii sida Aqoonyahandu sheegeen waxay faa’iido si isku mid ah ugu leedahay wadanaha iyo maskaxdaba.
  • Waxaan ka bartay aamusnaanta, qofka hadalka badan, dulqaadka ka aan saamaxa lahayn, naxriista ka qalafsan, haddana wax yaab leh macalinmiinta aan waxba ku bedelin dhaqankooda.

 

  • Wakhtigan khubarada ayaa ku taliyay in hadalka badan iyo dooda ay ka wanaagsan tahay in nasasho iyio aamus badan la qaato, taasi oo ah mid ruuxda iyo caqligaba faa’iidada u leh.
  • Nin caqli badan ayaa la weydiiyay su’aasha ah “ Miyuu jiraa qof  bakhaylka ka xumi?” Waxaana uu ku jawaabay haa, deeqsiga ka xun marka uu ka sheekeeyo wixii uu bixiyay.

Leave a Reply