Wasiirka Biyaha oo Gobolka Saraar u Tagay Qodista Ceel’biyood Bulshadu Muddo dheer dhawrayeen

0
603

Hargeysa (Dawan) Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka horumarinta biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa si mug iyo miisaanleh loogu soo dhaweeyey magaalada Caynaba ee caasimada u ah gobolka Saraar.

Weftigan wasiirka biyaha, waxa magaalada Caynaba ku soo dhaweeyey dadweyne tirro badan oo wata gaadiid sawirkiisana lulaya.

Wasiir Cali Mareexaan oo ay socdaaalkan ku wehelinayaan xildhibaanno ka tirsan golaha wakiillada, ayaa Caynaba u tegay Qodista Ceel biyood halkaasi laga qodayo oo dadka deegaanku muddo dheer sugayaan in loo qodo

Leave a Reply