Guddida Abaaraha oo la kulmay Ururrada Bulshada iyo Saxaafadda

0
828

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida gurmadka abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay madax ka socotay dallada ay ku bahoobeen ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF iyo qaar kamid ah hoggaanka warbaahinta madaxa bannaan iyo midda dawliga ah.

Kulanka ayaa lagaga hadlay sidii looga wada qayb qaadan lahaa gurmadka abaaraha dalka ka jira.

Halkan ka Daawo:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=U53hkgxOm9Y&w=996&h=560]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here