Xikmadda Maanta

0
247

Xikmadda Maanta

Sh.Tareq Mohammed Al-Suwaidan waa qoraa, taariikhyahan, Sheekh caalim islaamka ku xeel dheer iyo ganacsade waxaana uu ku dhashay dalka Kuwait sanadkii 1953.  Wakhtigan waa gudoomiyaha Ururka horumarinta bulshada. Waxa  uu qoray Kutub kala duwan oo badan. Xikmaddan soo socotaa waa mid ka mid aha qoraaladiisa.

“Qofka shaqaale ah in ka badan ama u ku dhaw 15 sanno, ha toobad keeno ilaahayna danbi dhaaf ha waydiisto, waayo nolashiisii iyo waqtigiisiiba waa uu dayacay, dad kale ayuu hadafkoodii iyo himilooyinkoodii xaqiijinayay”. Waa haddii aanay shaqadaasi ahayn mid dan guud ah. Hana noqon Adoon, qof kale u xidhan oo hadafkiisa u xaqiijiya. Uga faa’idayso wakhtiga sida qofka aad u shaqaynayso uga faa’iidaysnayo.

 

Leave a Reply