Hal Qof oo ku dhintay Ceel ku Yaala Degmada…

0
271

Gabiley (Dawan) Hal qof ayaa ku dhintay Ceel ku yaala degaanka Laag barako oo ka tirsan degmada Gabiley.

Sida ay sheegeen ciidanka dab-demiska Somaliland.

Ciidanka dab-demisku may bixin faah-faahin intaa ka bada, se waxay xuseen baadhida dhacdadaas ay la wareegeen ciidanka boolisku.

 

Leave a Reply