Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo Shaacisay Waqtiga ay Furmayaan Horyaallada Saddex Gobol

0
320

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa shaacisay xilliga ay bilaabmayaan horyaallada qaar ka mid ah gobollada Somaliland.

War-saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa lagu sheegay in gobollada Maroodi-jeex, Saaxil iyo Sool.

Halkan kaga bogo xilliyada rasmiga ah ee horyaallada gobollada Maroodi-jeex, Saaxil & Sool ay furmayaan waa sidatan hoosku xusan;

Maroodijeex (Super Cup 24/02/22)

Maroodijeex (Horyaalka Heerka 3aad 25/02/22)

Maroodijeex (Capital League 28/02/22)

Sool (Heerka 1aad – 17/02/22)

Sool (Heerka 2aad – 17/02/22)

Saaxil (Heer 1aad – (14/02/22)

Saaxil (Heer 1aad – (14/02/22)

Waxaan dhamaan Naadiyada tartamdaas ka qayb galaya ee gobalada kor ku xusan ka rajaynaynaa inay si wayn isu diyaarinayaan.

Wixii warbixin dheeraad ah ee ay Naadiyadu u baahdaan waxay kala xidhiidhayaan Xafiiska Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland.

 

Leave a Reply