Tobankii Xiddig ee ugu Fiicnaa Horyaalka Premier League oo la Soo Saaray

0
321

Todobaad kale oo premier League la ciyaaray iyo todobaad kale oo uu sii socday dhibaatadii Man United iyo qaab ciyaareedkii fiicnaa ee Man City.

Tartanka loogu jiro horyaalka ayaa sii xoogaysanaya iyada oo kulanba kulanka ka dambeeya loo sii dhawaanayo dhamaadka xilli ciyaareedka premier League.

Tottenham ayaa dhankeeda guuldaro kala kulantay Wolves halka ay United bar-baro la gashay Southampton xilli ay West Ham dhibic ka heshay Leicester City.

Liverpool ayaa guul 1/0 ah ka gaadhay Burnley xilli ay Necastle sii wado dagaalka ay ugu jirto in ay in ay sii joogto horyaalka premier League xilli ciyaareedka dambe.

Haddaba kadib kulamadii todobaadkan waxa la soo saaray 10-kii xiddig ee ugu fiicnaa horyaalka premier League:

1- Jarrod Bowen

2- Raheem Sterling

3- Kevin De Bruyne

4- Kevin De Bruyne

5- Fabinho

6- Dan Burn

7- Jacob Ramsey

8- Kieran Trippier

9- James Ward-Prowse

10- Max Kilman

Leave a Reply