Waa Sidee Tartanka Gool-dhalinta Champions League oo Dib u Bilaabmay

0
256

Waxa dib u bilaaban doona tartanka champions League oo la ciyaari doono wareega 16-ka kaas oo maraya meel xiiso iyo xamaasad leh.

Wareegii Group-yada waxa jiray xiddigo goolal badan ka dhaliyay kuwaas oo ku tartamaya gool dhalinta champions league xilli ciyaareedkan.

Xiddiga kooxda Ajax ee Sebastien Haller ayaa ah xiddiga ilaa haatan ugu goolasha badan tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga reer Ivory Coast ayaa dhaliyay 10 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka tartanka champions league isaga oo hogaaminaya gool dhalinta tartanka.

Xiddiga kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ku jira kaalinta 2-aad isaga oo dhaliyay 9 gool ilaa haatan tartanka champions League.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku xiga isaga oo dhaliyay 7 gool halka ay isku goolal yihiin xiddiga kooxda EB Leipzig ee Nkunku.

Halkan Hoose Kaga Bogo Gooldhalinta champions league ka hor dib u bilaabashada tartanka:

#          Player  Team   Age     Nationality      Goals

  1. Sébastien Haller Ajax    27        Ivory Coast     10
  2. Robert Lewandowski Bayern München 33        Poland 9
  3. Christopher Nkunku RB Leipzig      24        France 7
  4. Mohamed Salah Liverpool         29        Egypt  7
  5. Cristiano Ronaldo Manchester United     37        Portugal           6
  6. Karim Benzema Real Madrid    34        France 5
  7. Leroy Sané Bayern München         26        Germany         5
  8. Lionel Messi Paris Saint-Germain    34        Argentina        5
  9. Riyad Mahrez Manchester City         30        Algeria            5
  10. Antoine Griezmann Atlético Madrid          30        France 4

Leave a Reply