War ka soo baxay Safarkii madaxweynaha ee Dalka Mareykanka

0
470

Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi, ayaa la filayaa inuu mulmo kula yeesho dalka Maraykanka Masuuliyoin sarsare oo ka tirsan dawladda Waddankaasi.

Xoghayaha Gaarka Ah ee Madaxweynaha Mubaarik Ismail Taani, ayaa sheegay in madaxweynuhu la kulmi doona mas’uulliyiin ka tirsan dawladda Maraykanka, Xildhibaanno ka tirsan golaha Congress-ka, Tijaarta waddankaasi iyo weliba Bulshada Rayidka ah.

Leave a Reply