Xulalka Sida Rasmiga ah ugu Soo Baxay Koobka Adduunka Qatar 2022

0
313

Waxa qarka loo saaranyahay isku aadka wareega Group-yada koobka adduunka kaas oo la qaban doono maalinta jimcaha kuna beegan 1 bisha April ee soo socota.

Waxa jira xulal badan oo u soo baxay koobka adduunka iyada oo labadii todobaad ee la soo dhaafay la ciyaaray kulamo xiiso leh oo ka tirsan is reeb-reebka koobka adduunka.

Xulalka qaarada Africa u matali doona koobka adduunka ayaa si Rasmi ah u dhamaystirmay iyada oo xulalka Algeria iyo Masar laga reebay koobka Africa.

Sidoo kale xulalka yurub matli doona koobka adduunka ayaa si Rasmi ah u dhamaystirmay iyada oo xulalka Portugal iyo Poland dhamaystireen xulalka qaarad yurub ee koobka adduunka ka qayb gali doona.

Waxa wali dhiman 5 xul oo la sugayo in ay u soo baxaan koobka adduunka laakiin inta badan xulalka ayaa goostay tigidhkooda koobka adduunka Qatar 2022.

Halkan kaga bogo xulalka sida rasmiga ah ugu Soo Baxay Koobka Adduunka:

Germany

England

Suadi Arabia

Argentine

Belguim

Brazil

Cameroon

Canada

South Korea

Croatia

Denmark

Ecuador

Spain🇪🇸

France

Ghana

Iran

Japan

Morocco

Netherlands

Poland

Portugal

Qatar

Senegal

Serbia🇷🇸

Switzerland

Tunisia

Uruguay

Leave a Reply