Madaxweyne-ku-xigeenka oo ka Qaybgalay Munaasibad ay Degmooyinka Burco iyo Hargeysa Kula Wareegeen laba Booyadood

0
568

Hargeysa (Dawan) Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb galay munaasibad ay ururka DANWADAAG laba Booyadood oo kuwa biyaha lagu dhaamiyo ah ugu wareejinayeen maamullada degmooyinka Burco iyo Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here