Wasaaradda Diinta iyo Aw Qaafta oo war cusub ka soo saartay Fasaxa goobaha lagu Barto Qur’aanka Kariimka ah

0
640

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda diinta iyo aw qaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa war cusub ka soo saartay jadwalka xilliga rasmiga ah ee ay fasaxa galayaan goobaha lagu barto Qur’aanka Kariimka ah iyo qawlka ALLE, waxaanay ku adkaysay in ay wakhtiga ku qoran jadwalka la soo saaray ay dhaqangeliyaan fasaxa ardayda.

Haddaba qoraal ka soo baxay wasaaradda diinta iyo aw qaafta Somaliland ayaa u dhigna sidan.”Iyada oo la tixraacayo, kulamada iyo wada tashiga lala yeeshay macallimiinta iyo jamciyadaha gacanta ku haya Madarsadaha Qur’aanka, waxa ay wasaaraddu ku adkaynaysaa macallimiinta iyo mas’uuliyiinta Madarsadaha Qur’aanka in ay dhaqan geliyaan jadwalkan.”

 

Leave a Reply