Caafimaadka Iyo Caanaha Geella!

0
600

 

Sida caadiga ah kaadidu waa qashin saarka jidhka waxaana ay ka kooban tahay sun kala duwan oo uu jidhkiisu iskii isaga saaro, kuwaasi oo haddii aanay ka bixin ku keenaya xanuuno. Haddii uu qof cabo kaadidana waxa ay ku keenaysaa cuduro.

Haddaba caanaha geela waa ay ka duwan yihiin kaadida noolaha kale, caanaha geela kuma jiraan suntan kala duwan eek u jirta kaadida, sida Ammonia iyo Urea, kuwaasi oo ah kuwa jidhku iska saaro ee halista ah.  Waxaana ay cadaysay cilmi baadhisa laga sameeyay kaadida geela oo lagu daabacay “ The journal of Biological Chemistry” in caanaha geelu ay ka madhan yihiin dhamaan sunta ku jirta kaadida noolaha kale.  Waxa kale oo la sheegay in kaadida geela ay dawo ka tahay xanuuno kala duwan oo halis sida Jooniska iyo Kansarka.

 

Prof.Ahmed Aballa oo dalka Sudan u dhashay takhasus saren u leh cilmiga shaybaadhka waxa uu kaadida geela ku daweeya cudurka kansarka beerka ku dhaxa , waxaana uu ka qoray buug iyadoo shirar caalamiyana uu ka soo jeediyay caafimaadka kaadida geela.

Dhakhtar Ahmed waxa uu sheegay in caanaha iyo kaadida geela uu isagu daro bukaanada qaba xanuunada kansarka beerka kuwaasi oo 4 ilaa 5 bilood uu siiyo ka dibna ay kaga bogdsadaan xanuunkaasi.  Hay’dda Who ma ogola in kaadida Geella ay dawo tahay.  laakiin Cilmi baadhis si fiican u qaada dhigaysa faa’iidooyinka caafimaad ee kaadida iyo Caanaha Geela halkan ka ka Akhri . https://www.soas.ac.uk/camelconference2011/file84329.pdf

Leave a Reply