Khilaafka Ummadihii Rogay!

0
230

Waxaa laga weriyay saxaabiga Abuu-Hureyra Cabdur-Raxmaan ibn Sakhar (RC),
”inuu yidh: “Waxaan maqlay Rasuulkii Allah (scw) oo leh: “ Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin farayna lay imaada intaad awoodi kartaan, waxa halaagay dadkii idinka ka horeeyey su’aal badnaan iyo khilaafkii Nebiyadooda.” (Bukhaari iyo Muslim)

Waa in qofku ka dheeraado dunuubta carabka. Waayo taasi ayaa horseeda muranka badan, su’aasha badanee dadka dhex marta.  Waa inaad noqoto qof run sheeg badan oo daacad ah. Dadka waxa ugu khayr badan kan ugu waxtarka badan.

 

Leave a Reply