Xikmadaha Maanta

0
731
  • Nolosha waxay ina bartay in shaqada wanaagsani aad uga fiican tahay hadalka wanaagsan ee kaliya.
  • Waxay ina bartay in qofka guusha gaadh yahay kan sabirka iyo dulqaadka bada
  • Waxay ina bartay in tijaabada badan iyo quusta farqi weyn u dhexeeyo.
  • Waxay ina bartay in markaad qoslayso dunida kula qoslayso, laakiin marka oohinta kulama ooyaan.
  • Waxay noloshu ina bartay in hubka ugu weyn ee qofku yahay sabirka iyo wakhtiga.
  • Waxay ina bartay in qofku jabay marka uu joojiyo dadaalkiisa.
  • Qalbiyada wanaagsani waa ku runta badan, kuwa aan ku iloobin sebenada adag.

Leave a Reply