Somaliland Ciyaartoy la kala Iibsaday oo Maray Tijaabada Caafimaadka

0
327

Ciyaarahanada maray tijaabada Cafimaadka ee la kala iibsaday ayaa waxa ka mid ah Xamse Shulaac oo noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa suuqa kala iibsiga isaga oo lakala siistay lacag dhan 21Milyan oo SL Shilling oo u dhiganta ($2500), isaga oo maray tijaabada caafimaad oo lagu guuleystay.

Fuaad Cinjir ayaa isagana lakala siistay lacag dhan 10 Milyan oo SL Shilling oo u dhiganta  ($1,200). isla markaana maray tijaabada caafimaadka oo lagu  guuleystay.

Ciyaaryahan Xasan Saas  ayaa lagu kala iibsaday 10 Milyan oo SL Shilling oo u dhiganta($1,200). waxaanu maray tijaabada caafimaadka oo uu ka gudbay.

Leave a Reply