Jadwalka Kala Sareynta Kooxaha Heerka 1aad ee Horyaalka Caasimadda

0
90

Xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa soo saaray jadwalka kala sareynta horyaalka kooxaha heerka koowaad ee caasimadda Hargeysa.

Jadwalka kala sareynta kooxaha heerka koowaad ee caasimadda ayaa lagu soo bandhigay tobanka kooxood ee ugu dhibcaha badan horyaalkaas.

Leave a Reply