Waa In Aan Barano Inaan Nolosha Walaalnimada

0
88

Nin da’a ayaa la weydiiyay sida 52 sano isaga iyo gabadhiisu aanay maalin keliya u murmruin. Waxaan uu ku jawaabay “ Habeenkii arooskayaga ayaanu heshiis ku wada galay in haddii ay xanuunsato aan hawsha madbakha la wareego, haddii aan anigu xanuunsadana hawsha biilka ay la wareegto, sidaasi ayaanu u wadaagnay nolosha, waxaana halku dhigayagu ahaa odhaahdii halgamaagii dadka madaw ee Maraykanka Martin lUther King ee ahayd:

“ We must learn to live together as bothers or perish together as fools “ “ Waa in aa baranaa sida loo wada noolaado inagooo walaalo ah, ama waa in aan sida nacasyada u wada dhimanaa “

Leave a Reply