Xikmadaha

0
92
  • Iska jir inaad yeelato dabeecadaha dadku necbeystaan sida Bakheylnimo, isla weyni, kibir, Been badan, lugooyo, qaraabo goys, iwm.
  • Kuwa aan xikmadda lahayn ma rabaan inaad ka badiso. Waxay u arkaan nolosha inay tartan tahay, kuma caan ah, maalqabeen ah, saaxiibo badan, qurux badan, shaqo fiican. Waxay ka baqayaan inaad adigu ka dheereyso iyagana loo arko Faashil. Waxay aad u nacaan mar kasta oo aad ka dheerayso.
  • Xaasidku wuxu u heysta inaanad u qalmin heerka aad joogto. Ma eegayaan shaqada adag & dhibta aad halkan ku soo gaadhay .

Leave a Reply