Guddoomiyaha UCID oo ka Hadlay Dagaal Xasan Sheekh kusoo Qaaday Somaliland

0
276

Burco (Dawan) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee   UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay duullaan iyo dagaal uu Madaxweynaha Soomaaliya ku soo qaaday Somaliland in uu ka bilaabay dalka Maraykanka.

Qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada ayuu Faysal ku sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, inuu kulan la yeeshay madaxda wasaarada difaaca Maraykanka, si uu uga hortago xidhiidhka bilowga ah ee Maraykanka iyo Somaliland.

 

Waxaanu yidhi.”Xasan Sheekh  Maxamuud oo ay ahayd Inuu shirka Qaramada Midoobay ka qayb galo, waxa uu la shiray wasaarada Gashandhige ee Marayakanka si uu uga hortago xidhidhka uu Maraykanku la bilaabay Somaliland ee Pentagon ku hogaaminayso”

 

Leave a Reply