Xiddigaha Goolasha ugu Badan ka Dhaliyay Koobka Adduunka

0
176

Waxa ay maalmo inaga xigaan koobka adduunka Qatar 2022 iyada oo cid walba isha ku hayso ku raaxaysashada koobka adduunka.

Tartanka Koobka adduunka ayaa ah midka ugu xiisaha badan kubada xagta xulalka iyada oo ay xiddigo badan noqdeen Halyeeyo kadib markii ay wacdaro ka dhigeen tartanka.

Waa mid adag in goolal badan laga dhaliyo tartanka maadama xiddigaha ugu fiican isaga hor yimaadaan koobka adduunka.

Haddana waxa jira xiddigo isku qoray taariikhda koobka adduunka isla markaas ah xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay koobka adduunka.

Waxa aanu halkan idiinku soo bandhigaynaa xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay koobka adduunka.

  1. Miroslav Klose (Germany) 16 Gool
  2. Ronaldo (Brazi) 15
  3. Gerd Müller (Germany) 14
  4. Just Fontaine (France) 13
  5. Pele (Brazi) 12
  6. Sándor Kocsis (Hungary) 11
  7. Jürgen Klinsmann (Germany) 11

 

Leave a Reply