Xiliyada la Qaban doono Tartamada Degmooyinka Caasimadda iyo Horyaalka Horyaaladda Somaliland

0
205

Wasiirka wasaarada dhalinyarada & ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa

Ku dhawaaqay waqtiga ay qabsoomayaan tartamada koobka Horyaalka Horyaallada Somaliland iyo koobka degmooyinka caasimadda Hargeysa.

Koobka degmooyinka caasimadda Hargeysa waxa ka qaybgali doona siddeeda degmo ee caasimadda isagoo furmi doona 20-ka bishan November, halka koobka Horyaalka Horyaallada Somaliland uu furmi doono 9-ka bisha December, waxaana ka qayb galaya Sannadkan 18 kooxood

Leave a Reply