Tobanka Xiddig ee ugu Fiican Koobka Adduunka Illaa Haatan oo la Shaaciyay

0
253

Tartanka koobka adduunka ayaa meel xiiso leh marayo iyada oo la ciyaarayo wareega bug baxa ee 16-ka isla markaas xulal badan ka hadheen tartanka.

Waxa jira xiddigo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkan kuwaas oo muujiyay tayadooda.

Xilli uu tartanku marayo meel xiiso leh waxa la soo saaray 10-KA xiddig ee ugu fiican ilaa haatan tartanka koobka adduunka.

Xiddiga xulka Portugal ee Bruno Fernandes ayaa ah xiddiga ugu fiican tartanka koobka adduunka ilaa haatan kadib markii uu dhaliyay 3 gool 3 kalena caawiye ka noqday.

Waxa ku xiddiga ugu goolasha badan ee Kylian Mbappe kaas oo ilaa haatan dhaliyay 5 gool tartanka koobka adduunka.

Waxa ku xiga xiddiga xulka Argentina iyo kooxda PSG ee Lionel Messi kaas oo dhaliyay 3 gool ilaa haatan koobka adduunka ka socda dalka Qatar.

8.36 Bruno Frenades

8.33 Kylian Mbappe

7.94 Lionel Messi

7.89 Casemiro

7.88 Wojciech Szczesny

7.82 Bukaya Saka

7.80 Cody Gakpo

7.72 Jude Bellingham

7.71 J-C Castalletto

7.70 Alex Sandro

Leave a Reply