XIKMADAHA

0
341
  • Ku mahadnaq waxa aad haysto, nolosha waxaad Ku dhamaysan doontaa adigoo wax badan haysta.
  • Haddii aad aaminto in aanad wax kugu filan haysan, weligaa sidaasi ayaad ahaanaysaa. Noloshuna ma dhamaystiranto.
  • U fikir sida boqorada oo kale, boqoraddu kama baqdaan inay guul daraystaan. Guuldaraddu waa wado meel sare lagu gaadho.
  • Ma noqoneysid waxa aad rabto, waxaad noqonaysaa waxa aad aminsan tahay.
  • Qofku noloshiisa wuxuu ku beddeli karaa keliya isagoo beddelaya hab-dhaqankiisa.
  • Marka ay dadku helaan xog dhamaystiraan waxay sameeyaan wixii la gudboo, laakin marka ay aanay taasi helin iyadoon sababi jirin ayay wax iska nacaan ama iska jeclaadaan. ( Buuga What I Know for sure)

Leave a Reply