Muqaalka Cisbitaalka Qadiimiga ah ee Pletesz!

0
168

Dhismayaal qadiimi ah oo aan cidi deganayn wakhtigan , gidaaradooduna dil dilaaceen ayuu ka mid yahay Isbitaalkii Pletesz oo ah Isbitaalkii gaarka u ahaa laguna dawayn jiray hogaamiyihii Naziga ee Jarmalka Hitler.   Isbitaalkaasi ayaa wakhtigan ah mid la iska ilaabay ka dib burburkii gidaarkii Berlin.

Dhakhtarkan waxa la dhisay horaantii qarnigii 19aad kaasi oo wakhtigaasi lagu dawayn jiray dadka qaba xanuunka TB. Laakiin markii danbe wuxu gaar u ahaa Adolf Hitler.

 

Leave a Reply