Mala Awaalku Waa Been Weyn!

0
281

Xadiis uu Abuu Hurayrah (Rc) Warinaayo wuxuu yidhi: Nebigu (scw) Wuxuu yidhi: Iska ilaaliya  malaha (malo awaalka) waana waxa been u weyne. (Bukhaari & Muslim).

Xadiis uu Abuu Hurayra (Rc) Warinaayo wuxuu yidhi: Nebigu (scw) Wuxuu yidhi: “ Iska Jira xaasidnimada, maxaa yeelay xaasidnimadu waxay u cuntaa xasanaadka sida dabku u cuno xaabada”. (Abuu Daawuud).

Leave a Reply