Illaalinta Xuquuqda Waxbarasho!

0
345

Dalka Japan Xarunta Tareenka ee lagu magacaabo Kami Seerataki kuna taalla deegaanka Hokkaido ayaa tareenka marayay  waxa keliya ee ku soo hadhay uu noqday hal arday oo keliya ka dib markii jid kale la furay.

Shirkadda ayaa markii ay dadka jidkaasi ka raacayay yaraadeen isku deyday inay joojiso jidkaasi laakiin markii ay ogaatay in ardayad keliya ay raacdo ay amartay in laga joojin jidkaasi Tareenka iyagoo sheegay in qiimaha ku baxaya shidaalka ay uga qiimo badan Arday Japan ee waxbarashadiisa ku  anfci doona malaayiinka qofka ee reer Japan.

Ardayda ayaa bishii Septemeber ee sandkii 2016 dhamaysay  waxbarashadii, wakhtigaasi ayay shirkduna joojisay tareenkii wadadaasi mari jiray.

Leave a Reply