Kaluunka Badaha dhexyaal ayaa Dhereg iigu Filan

0
548

Khayraadka badu waa ka ugu muhiimsan ee Alle S.W nimcooyinka uu ina siiyey in loo soo jeestana ay tahay, waxna loo barto, Naf iyo Maalba, Dawlad iyo Shicibna ay tahay inay isku garab galaan waa wax soo saarka bada ‘e. waa khayraadka ugu badan uguna manaafacaadka badan in muhiimadda la saaraana ay aad u haboon tahay isla markaana ay waajib ku tahay

Dawlad iyo shiciba sidii loo horu-marin lahaa; laakiin ay nasiib darro tahay in umadeenu aanay wali fahansanayn micnaha ay ku fadhido iyo waxay tahay ba, taas oo Alle S.W inoo xalaaleeyey wax kasta oo badda ku jira In Lagu cuni karro Qaydhiin iyo Bisaylba.

Sidoo kale badda kuma jiraan oo keliya kalluun ama xayawaanno Illaahay inoo xalaaleeyay inaynu cuno, balse waxa badda ku duugan khayraad kala oo Alle ku manaystay, waxaana ka mid ah khayraadkaas Macdan, Shiidaal IWM.

Leave a Reply