Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo beri fasax ka noqon doona Shaqooyinkooda

0
489

Hargaysa (Dawan) Hay’adda shaqaalaha dawlada ayaa Hambalyo u dirtay dhamaan dawlada munaasibada bilowga sanadka miilaadiga ee 2023 Kaas oo caawa bilaabmi doona.

Wareegto kasoo baxday hayada shaqaalaha dawlada oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska Warqabadka Wargeyska Dawan ayaa u dhigna sidan.

No photo description available.

Leave a Reply