Sidee Ayaad U Kordhin Kartaa Xirfadda Akhriskaaga!

0
153

 

oo ah tafatire bulshada usoo gudbiya madadaalooyinka waxa dhiniciisa fadhiday gabadh akhriyaysa faalooyinka (Comment) Facebook  loo soo dhigay oo ay ku soo daabacatay 15 warqadood.

Alex sawir ayuu ka qaaday waxaana uu soo dhigay barta Tutarka si dadku faallo uga bixiyaan isagooo u sheegay inay akhrioyayso Comments ay soo daabacatay.

Dadka intooda badan waxay la yaabeen gabadha soo daabacatay Comment-ka aanay qaarkood macnoba lahayn ee wakhtiga iskaga luminaysa akhriskooda, waxay badankood ku soo jawaabeen waa qof waalan.

Laakiin nasiib wanaag iyada oo sawirkaasi iyo faaloyinkaasi aragtay isla markaana akhriday ayaa usoo jawaabtay  waxayna tidhi “ Ma waali , waxaan ku jira tababar akhriska , si aan kor ugu qaado akhriskayga oo aan ugu dhiirado inaan buugaag iyo macluumaad badan helo”.

Qof dadaal ku jira ayaa laga yaabaa inaad adigu in badan u aragto qof waalan oo khalad ku jira oo aan waxba la socon.  Ficilada qofku kuma turjumayaan  fikirkaaga iyo maskaxdaada waxa ka guuxaya. (eonline.com)

Leave a Reply