“Allah, Isaga Ayaa Maamulaya Cirka Iyo Dhulkaba”

0
289

 

Allah (sw) kelidii ayaa maamula arrimaha oo dhan ee maxaad la murugoonaysaa?

Kalsooni dhab ah ku qab Allah (sw).  Xanuunka ku haya isaga ayaa dawadiisa haya, daynta ku culaysisay isaga ayaa kaa gudaya, weerwerka ku haya isaga ayaa ka faydaya, cidhiidhiga ku haystana isaga ayaa kaa qaadaya, ee Albabadiisa mar kasta magangal.

” Qofka Deeqsiga ayaa buuxiya baahiya Aadmiga, bal Allah (sw) maxaad ka filaysaa?!” (Rasaa’il Minal Quraan Bogga 54)

Leave a Reply