Xikmadaha Maanta

0
283
  • Ha u murugoon shay aad weyday, waxa laga yabaa hadaad haysan lahayd in murugtu kugu badan lahayd.
  • Qiimaha qofka waxa la ogaada marka loo baahdo
  • Kun aragtiyood oo la keeno waxa ka fiican hal aragti oo la fuliyo
  • Arrin kasta waxa uu ku haboon yahay amintiisa.
  • Xaqa oo loo hiiliyo waa Sharaf
  • Laba waxyaabood ayaa qofka shaqsiyadiisa qeexa; dulqaadkiisa marka aanu waxba haysan, Sida uu u dhaqmo marka uu wax walba heysto
  • Naftaad meel sare gaadhsii, waayo hoostu waa cidhiidhi.

Leave a Reply