Drs Edna Aadan Ismaaciil oo Bulshada Farriin u Dirtay

0
193

Hargeysa (Dawan)Ergeyga Gaarka ah Ee wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya  Drs  Edna Aadan Ismaaciil ayaa bulshada Farriin u dirtay isla markaana uga digtay  shacabka  Somaliland in ay ka feejignaadaan falalka  ka dhanka dalka ee ay  ku hawlanyihiin  cadawga Somaliland.

 

Edna Aadan oo Arimahaa ka hadlaysayna  Waxay tidhi”Waxa aan idin farayaa dalkiina jeclaada cadaw  badan ayuu leeyahay dalkeenu  cawgiinu waxa uu ku dadaalayaa in uu dalka burburiyo,idinkuna waxa aad  ku dedashaan in aad ilaashataan oo dhisataan dalkiina.waana in aad magaciina kor u qaadaan  beenaha  laydinka sheegayo waa in  aad  beenisaan.dadka laydikaga dambaynayo waa in aad iska  ilaalisaan ,guulo wanaaagsan ayaynu  gaadhnay  ILLAAHAY ayaa inala jira  inta  ka hadhayna nabad  iyo barwaaqo  ayaan inoo  rejaynayaa,”.

   

 

 

 

 

 

Leave a Reply