Xildhibaan loo dhaariyay Golaha degaanka ee degmada Hargeysa

0
221

Hargeysa (Dawan) MaxXikamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa dhaarisay xildhibaan Cabdisamad Caydaruus oo buuxiyey jago uu dhawaan ka geeryooday marxuum Ismaaciil Sheekh Muuse Aadan oo ka tirsanaa Golaha deegaanka ee Caasimada Hargeysa.

Sida qaalibka xildhibaanba xildhibaanka uu ku soo xigo ayuu kursigiisa buuxiya, iyada oo loo e3gayo xisbiga uu mudnaha kursiga baneeyay uu ka soobaxay.

Leave a Reply