Xikmadda Maanta

0
241
  • Aadamuhu ma jiri karo iskaashi la’aan. (Ibnu Khalduun)
  • Naxariistu waa daacadnimadu , qof kastana ma yeelan karo
  • Ka laga adkaadaa, waligiiba waxa uu jeclaystaa habdhaqanka ka adkaaday
  • xamaasaddu waa abuur ku beeran aadamaha intii ay jireenba
  • Ku dayashada indhaha la’ ee dhaqanadii hore, maaha in dadkii dhintay soo noolaadeen, ee waa dhimishada ku nool. Ibnu Khalduun)
  • Dulmigu wax kasta oo dhisan isaga ayaa dumiya, deegaanka aad ku aragtona waxaaga ka ururso. (Ibnu Khalduun)
  • Nin ayaa la waydiiyey waxa keligii cidlada u joogo? Wuxuu ku jawaabay: “Rabbigey ayaan la joogaa markaan rabo inuu ila hadlo Qur’aankaan akhriyaa, markaan rabo in aan la hadlona laba rakcadood baan tukadaa”.
  • Qof aan garanayn qiimahaaga markaad la joogto, markaad ka maqnaato ayuu ka murugooda waayidaada.

Leave a Reply