Safiirka Ingiriiska Uk Oo London Ku Qaabilay Wefdiga Xukuumadda

0
187

London (Dawan)-  Safiirka Jamhuuriyadda Somalilnad ee Ingiriiska Md. Cabdi Cabdillahi Dayax-weerar ayaa qaabilay wefdigii xukuumada ee booqashada ku tegay dalka Ingiriiska.

Kulanka Safiir Dayax-weerar iyo shaqaalaha ayaa ka dambeeyey markii ay boqosho Safaarada ku yimaaden ka dibna hadhimo sharafeed loo sameeyey sameeyey masuuliyiin  ay ka mid yihin Xildhibaan Axmed Dayib, Xildhibaan Fu’aad Axmed, guddoomiyaha Wargeyska Dawan Maxamed Axmed Jaamac iyo Aamina Xuseen Gud. Ku xigenka Hayada Shaqalaha Dawladda.

Safiir Dayax-weerar ayaa u sharaxay hawlaha safaraddu qabato ama u xil saaran tahay, Waxay xildhibanadu iyo gudoomiye ku xigenku war bixin ka siiyen shaqaalaha safaarada hayadaha ay ka kala socdaan.

 

 

 

 

Leave a Reply