Xikmadaha

0
471
  • Geesinimadu waa qofka oo cabsidiisa xakameeya, ee ma’aha cabsida oo qofka ka guurta.
  • Maalin aad sida libaaxa u noolaato ayaa ka wanaag badan boqol sano oo aad sida gorayada u noolaato.
  • Geesinimadu waa qiimaha keliya ee lagu iibsan karo nabadda.
  • Tijaabada ugu weyn ee lagu qiyaasi karo geesinimadu waa qofka oo la eego sida uu ugu adkaysto guuldarrada iyo jabka, lana hubiyo in aanay ku ridin niyad jab iyo mooral xumo.
  • Qofka daacada ahi waxa uu ballanka qaada isagoo murugoonaya waayo waxa u garanayaa culayska ay leedahay balantu.

Daacadnimadu kaama dhigayso in aad tahay qof daciif

Leave a Reply