Raha Iyo Ilaalinta Ugxantiisa!

0
387

Rahu wuxu ka mid yahay xayawaanka caanka ah ee dunida laga helo qaarad kasta. Waxaana la sheegay inuu ka kooban yahay 2700 nooc, qaybo berriga ku nool oo biyaha gala wakhtiga ay tarankoodu gaadho,  iyo kuwo berriga iyo biyahaba ku nool.

Rahu waxa uu dhalaa markiiba malaayiin beed ah, waxaana uu markiiba ku daboola lakab khafiif ah oo midabkiisu huruurd yahay, oo leh biyo aad u badan oo ilaaliya ukunta in ay qlasho iyo in ay cunaan xayawaanada kale ee ugaadhanaya. Xagga dhadhankana waa mid aad u dhadhan xun.

Rahu wuxu ku ugaadhsadaa carabkiisa dheer taasi oo la ogaaday inuu leeyahay maado sida laydhka ugu dhegta hadba cayayaanka uu rabo inuu cuno. Waxa kale oo uu leeyahay laba dhegooda oo marka uu doono jidhkiisa kuwada dabolo. Waxa iyana mucjiso noqotay in Rahu marka uu ku jiro biyaha uu ka neefsado xuubkiisa sare. Xuubka ayaa leh godad yaryar oo khafiif ah oo u fudaydinaya inay hawada ogsiijiintu soo marto. Laakiin marka uu beriga joogo waxa uu ka neefsada sanbabadiisa.

Raha raashin badan mma cuno waxaana uu todobaadkii wax u cunaa saddex ama ugu badnaan

Leave a Reply