Aadamiga Waxba Ma Deeqaan!

0
144

Ibn Cabbaas iyo Anas ibn Maalik (Rc) waxaa laga soo xigtay in Nebiga (SCW) yidhi: “ Banii Aadamku hadduu helo webi dahab ah, wuxuu jeclaan lahaa inuu labo yeesho, afkiisana (damaciisa) waxaa kaliya oo buuxin kara waa ciidda qabriga (taasi waa markuu dhinto) Allana waa ka toobad aqbalayaa kii toobad keena”. (Bukhaari iyo Muslim)

Leave a Reply