Xadiiska Maanta.

0
172

Saaxbiga Abuu Hurayrah (RC) Wuxuu yidhi: Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: ‘Ummadaydu Jannaday wada gelayaan ilaa mid diida mooye. Waxaa la waydiiyey: Rasuulkii Alloow (scw) oo kumaa diiidya? Rasuulka Allah (scw) wuxuu ku jawaabay: “ Qofkii i adeeca Jannaduu geli doonaa, qofkii caasi igu noqdaana waa qof  diiday  diiday (oo Jannada ma gali doono). (Bukhaari

Leave a Reply