Belaayo Ayaan U Curiyay Insaanka

0
248

Mikhail Kalashnikov oo u dhashay dalka Ruushka ayaa curiyay qoriga Ak 47, ka dib dagaalkii labaad 945.  Sanadkii 1948 ayaa ciidanka Midowga Soviet ( Ruushka) loo soo bandigay isticmaalka qoriga Ak 47.  Laakiin Waxa ciidanka Ruushku si rasmi ah u ogaaldeen inay isticmaali karaan oo uu yahay  mid ciidanka faa’iido u leh sanadkii 1949.

Kalshnikov ayaa wakhtiyadii danbe markii uu arkay dhibaatada iyo waxyeeladiisa inta uu maalin qoriga qaaday eraydan yidhi isagoo aad u murooganaya “ Waa curintii Kalshinkov , waan ka murugoonaya, waxa  wanaagsanayd oo aan imika qoomamaynayaa  inaan u curiyo insaanka shay belaayo u horseeday.”

 

 

 

 

Leave a Reply