Faa’idooyinka Iyo Badbaadinta Sadaqadda

0
141

Gobolka Texas ee dalka Maraykanka Islaan 66 sano jirtay oo deganayd guri weyn ayaa qof aanay aqoon u lahayn oo aan haysan guri iyo raashin gurigeed ka siisya qol gaar ah uu uu dego isla markaana uu raashinka la cuno.

Waxase dhacday in habeen iyagoo islaanta iyo qoyskeeda oo dhami seexdeen in habeenbadhkii uu guriga dab ka kacay , islaanta ayaa ku baraarugtay dabka oo qaylisay laakiin qofkii ugu horeeyay ee uu soo baxay wuxu ahaa ninka ay naxariista u fidisay ee msikiinka ahaa, kaasi oo markiiba helay halkii uu ka soo baxay qiiqa dababku. Qoyska islaanta oo soo wada toosay ayaa ka badbaady dabkaasi una mahad naqay ninka miskiinka ah.

Ninkaasi aya siisay hoyga ayaa sababa u noqday inay ka badbaadaan dabkaasi. Xaqiiq ahaana nolosha marar badan waxa aad bixiso, wax ka badan ayaa kaaga soo noqda.

 

 

 

Leave a Reply