Xadiiska Rasuulka (scw)

0
196

Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi “ Madiina waa meel xurmo leh, laga bilaabo halkan ilaa halkaasi, geedaheeda lama gooyo, dhexdeedana wax dhib ah laguma sameeyo. Qofkii dhib ku sameeya waxa dushiisa ahaaday lacnadda Allah, ta Malaa’igta iyo  ta dadka oo dhan”. Bukhaari

Iimaanka waxaa ugu fiican inaad ogaato in Allah ku arkayo meel kasta oo aad ku sugan tahay.
“Ibna aadamku hadduu dhinto wuu go’aa camalkiisu saddex mooyee cilmi anfac leh, Ubad fiican oo u duceeya, iyo sadaqo socota ama jaari ah”. (Waxaa weriyey Muslim

Leave a Reply