Xukuumadda oo ka Walaacsan Qulqulka Kooxaha Argagixisada ee Laascaanood Farriinna u Diray Beesha Caalamka

0
93

Kooxaha argagixisadu waxay ka yimaadeen buularayda Puntland”

Hargeysa(Dawan):- Xukuumadda Somaliland oo si dhaw ula socota qulqulka kooxaha Argagixisada ah ee sida joogtada ah u soo gaadhaya Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle,ayaa mar kale Beesha caalamka u bayaamisay kooxaha argagixisada ah ee soo gaadhay Buuhoodle iyo Laascaanood iyo halka ay ka soo gudbeen.

Waxaanay Xukuumaddu sheegtay in ay ka yimaadeen buuralayda Golis gaar ahaan buuralauda ku xeeran maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland oo bulshada Somaliland iyo Beesha caalamka ba loogu soo  bandhigay meelaha ay ka kala yimaadeen kooxaha argagixisada ah ee soo gaadhay Laascaanood iyo Buuhoodle.

Waaxaa kale oo War-saxaafadeedka wasaaradda arrimaha gudaha lagu iftiimiyay hor-joogaha kooxda Al-shabaab  deegaankaas uga wakiilka ah oo lagu magacaabo Cabdi Madoobe in dhallinyaro badan oo uu ka hdaadhiciyay fikirka xagjirnimada isla markaana u uku tababaray degaano ay ka mid yihiin horufadhi in uu soo geliyay Laascaanood iyo Buuhoodle.

Waxaanay caddaysay Xukuumadda Somaliland horjooge Cabdi Madoobe dagaaladii argagixiso ee uu ka soo qayb qaatay iyo kuwii u uku dhaawacmay.

Geesta kale Xukuumadda Somaliland ayaa ballan qaaday in ay shacabkeeda Buuhoodle iyo Laascaanood in ay ka xoraynayso kooxaha argagixisada ah eek u soo duulay.

War-saxaafadeedka wasaaradda arrimaha gudaha oo dhammaystiran,ayaa u dhignaa sidan.

“Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay marlabaad u caddaynaysaa Shacabkeeda iyo Beesha Calaamkaba sida joogtada ah ee Kooxaha Argagixisada ahi ugu soo qulqulayaan Magaalada Laascaanood.

Sidii ay horeyba u caddaysay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, taasoo ahayd in ay Magaalada Laascaanood ay soo galeen in ka badan 600 oo ka tirsan Kooxaha Argagixisada ah wixii ka dambeeyey 25 bishii August.

Haddaba Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuroyadda Somaliland waxay  bulshada u caddaynaysaa iyo Caalamkaba meelaha ay ka soo galeen Magaalada Laascaanood kooxaha Argagixisada ah, kuwaasoo hadafkoodu yahay in ay khalkhal geliyaan xasiloonida Geeska Afrika.

1- Kooxaha Argagixisada ah ee soo gaadhay Magaalada Laascaanood iyo Buuhoodle waxay ka soo degeen Buuraha Silsilada Golis, gaar ahaana Buuraha ku xeeran Maamulka Goboleedka Pundland ee Soomaaliya, kuwaasoo lagu magcaabo GALGALA, waana meelaha ay ku xooggan yihiin Kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.

2- Qaybta labaad ee ka tirsan Kooxaha Argagixisada ah ee soo gaadhay Laascaanood, ayaa ah kuwo ka soo guurey Gobolada Dhexe ee Soomaliya, Sida Shabeelada Hoose, Shabeelada Dhexe iyo meelo kale oo ka tirsan koonfurta Soomaliya, kuwaasoo qaarkood lagu soo jebiyey dagaalada ka socda Soomaaliya.

3- Qaybta Saddexaad oo ah kuwa ugu badan ayaa ka soo baxay Xeryo tababar oo uu leeyahay Cabdi  Madoobe oo ah Wakiilka Kooxda Al-Shabaab ee Buuhoodle. Xeryahan tababarka ayaa ku yaalla Degaanka Horufadhi oo ka tirsan Buuhoodle iyo Degaanka Shululux, halkaas oo Cabdi Madoobe ku soo tababaray boqolaal Dhallinyaro ah oo uu ka dhaadhiciyey fekerka xagjirninada ah ee Al-Shabaab.

Cabdi Madoobe ayaa ah wakiilka ururka Al-Shabaab ee degaanada Buuhoodle iyo Laascaanood, waxaa uu ka mid ahaan jirey ilaaladii gaarka ahayd ee Hogaamiyihii Ururka Al-Shabaab Aadan Xaashi Caydhow, waxaa uu ku dhaawacmay Cabdi Madoobe dagaaladii Muqdisho ka Dhacay, kuwaasoo u dhexeeyey kooxdii Maxaakiimta islaamiga ahayd iyo Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho.

Cabdi Madoobe iyo kooxaha kale ee Argagixisada ah ayaa wada qorsheyaal dagaal oo ka dhan ah guud ahaan xasiloonida Geeska Afrika.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay qaadaysaa tallaabooyin Dawladdimo oo lagu xaqiijinayo amniga shacabka Laascaanood Iyo Buuhoodle, kuwaasoo ay ku soo duuleen kooxaha Argagixisada ah, huwanta iyo Maamulka Goboleedka Pundland ee Soomaaliya, waxayna Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland soo afjaraysaa duulaanka lagu soo qaaday Xuduudeheeda iyo shacabkeeda.”

Qore: Faysal Xiis Afgaab

Leave a Reply