Wasiirka Hawlaha guud oo Magacaabey guddida rugsad-bixinta Shirkaddaha Dhismaha iyo Injineeradda

0
139

Hargeysa (Dawan) Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo Guryeynta, Mustafe Maxamuud Cali (Godane) ayaa Magacaabey guddida rugsad-bixinta Shirkaddaha Dhismaha iyo Injineeradda, kuwaas oo ka kooban Shan Xubnood.

Sida uu dhigayo Habraaca Diiwaangalinta Shirkadaha Dhismaha iyo Injineeradda dalka.

Wasiirku waxa uu faray guddida inay sida ugu dhakhsiyaha badan u hawl-galaan, una bilaabaan shaqadda rugsad-bixinta Shirkaddaha Dhismaha iyo Injineeradda.

Halkan ka Akhriso

May be an image of ticket stub and text
Wareegtada Wasiirka ee la xidhiidha Magacaabista

Leave a Reply