Aduunyada Lagama Kaaftoomo!

0
170

Ibn Cabbaas iyo Anas ibn Maalik (Rc) waxaa laga soo xigtay in Nebiga (SCW) uu yidhi: “ Banii Aadamku haddii uu helo webi dahab ah, wuxuu jeclaan lahaa inuu labo yeesho, afkiisana (damaciisa) waxaa kaliya oo buuxin kara waa ciidda qabriga (taasi waa markuu dhinto) Allana waa ka toobad aqbalayaa kii toobad keena”. (Bukhaari iyo Muslim)