Saadasha Murugada Iyo Niyadajabka!

0
138

Bishii April 8, sanadkii 1994, heesaagii iyo muusi garaacii aad caanka u ahaa Mr. Kurt Cobain oo 27 sano jir ahaa ayaa maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaallay Washington.  Dhakhatiirta  ayaa cadaysay inuu dhintay 3 maalmood ka hor waxaana booliisku cadeeyeen in rasaasi madaxa kaga taallay.

Mr.Kurt ayaa samayn jiray oo uu qori jiray heesaha murugada ah.  Taageerayaashi iyo saaxiibadi ayaa u soo diri jiray waraaqo amaan ah , heesihiisa.

Laakiin markii danbe isaga laftiisa ayuu ku dhacay si rasmi ah xanuunka murugada iyo werwerka, isagoo caan ah oo dhaqaalihiisu aad u  sareeyo. Waxaana la geeyay xarun lagu

Waxaana dadka yaab ku noqotay markii 5 April sanadkii 1994kii la sheegay inuu Kurt Cobain is dilay oo si iskiisa ah nafta isaga jaray.

Waxana la cadeeyay in heesihii murugada uu ku meteli jiray ee uu samayn jiray ay samayn wayn ku yeesheen noloshiisa isla markaana nacasiiyeen nolosha sare ee uu ku noolaa.  Weliga weedhaha xun iyo sheekooyinka murugada shaqo haka dhigan. Eryadii waxa ka mid ahaa :”