Taxadirka Iyo Sabirku Waa Yoolka Guusha!

0
128

Tusaale fiican oo sabirka ah, waxa inagu filan natiijadii dagaalkii labaad. Dagaalkaas ooย  Jarmalku bilaabay 1938 -1945, laakiin haddii uu Jarmalku sameyn lahaa dulqaad shan sano ama toban sano oo kale, oo iska dayn lahaa ku degdegida dagaalka waxa la rumaysan yahay in aanu jireen dal keliya oo Yuruub ah oo kula tartama horumarka Dawladda Jarmalka.

Hawsha hadda inaga ina hortaalla waa in aan xooggeenna ku dhisno degganaan iyo indho indheynย  ama ka fiirsi , taxadra iyo samir badan. Kabirka isla weynida, iyo sabir laโ€™aantuย  waa saldhiga fashilka iyo guuldarada.

Jarmalku waxa uu sebenadaa ahaa dawladii ugu horumarsanayd dhinaca wershadaha, ciidank,a iyo dhaqaalahaba caalamka oo dhan.